Uncategorized

  • Talooyin Muhima

    1. Cafi qof walba oo walaalka ah aad wax ka tabanayso ama wax kuu dhimay. 2. Alxamdulillaah dheh haddii ilaahay ku waafajiyey qodobkii 1aad 3. Hadaad cafisey qofkii wax ku yeelay waxaan filayaa inaadan qalbiga waxba ugu haynin kaan waxba ku yeelin. 4. Ha dhaafin qof kaa soo hor baxay adigoo aan salaamin hadaad taqaan…